Xildhibaanada Soomaaliya ku matala Bulshada Bariga Afrika oo lagu dhaariyay Arusha
Hiiraan Online · 24 hours ago
Talaado, Maarso 17, 2026 (HOL) - Sagaal xubnood oo ku matalaya Soomaaliya ururka Bulshada Bariga Afrika ayaa loo dhaariyey Golaha Sharci-dejinta ee Dallada...